Hogaamiyaha TPLF oo digniin kama dambeys ah siyey dowlada Itoobiya

Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa dowlada Itoobiya ku eedeeyey iney xanibaad iyo cuno qabateyn ku heyso shacabka gobolka Tigray Warqad dheer oo uu u diray Golaha amaanka ee QM ayuu ku sheegay in Shacabka Tigray ay maalin walba u dhintaan baahi iyo macluul Debretsion Gebremichael ayaa xusay in dowlada Itoobiya aysan waxba ka qaban oo … Continue reading Hogaamiyaha TPLF oo digniin kama dambeys ah siyey dowlada Itoobiya